Soomaali badan oo laga soo tarxiilayo dalka Mareykanka oo kusoo wajahan Muqdisho

Dad badan oo Soomaali ah una badan dhalinyaro laga soo tarxiilayo dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan laga soo dejiyo garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho . Sida aan wararka ku helnay Soomaalida laga soo tarxiilayo dalka Mareykanka oo ku dhaw 100-qof una badan dhalinyaro qaarkood dambiyo kala duwan galeen ayaa … Continue reading Soomaali badan oo laga soo tarxiilayo dalka Mareykanka oo kusoo wajahan Muqdisho